Seattle Public Schools

Student School Assignment

Understanding School Choice and School Assignment

New Students

Ilmahaagu ma bilaabayaa kindergarten ama ma yahay arday dugsigsi hoose ee SPS?

Marka la diiwaan geliyo, ardayda si toos ah ayaa loogu meeleeyaa “Dugsiga Aagga Ugu dhow.”

Soo hel dugsiga agagaarahaaga

Dugsiga barbaarinta iyo ardayda cusub ee SPS: Kadib markaad isdiiwaangeliso, waxaa laguu soo diri emailka lambarka aqoonsiga SPS ee ardaygaaga iyo meelaynta dugsiga deegaanka ka qaybgalida.

Current Students

Ilmahaagu mayahay arday dhigta SPS K-5 xiligan?

Note: Open Enrollment for School Choice results available mid-April.

Hubi Halka lagugu qoray

Xiliga gudbinta

January Enrollment opens for the next school year

Feb 1—28
Diiwaangelinta Furan – Hadda Codso! Codsadayaasha
“Waqtiga-waqtiga ah” waxay xaq u leeyihiin isreebreebka.

Maarso 1-Maayo 31
Diiwangelinta Furan ayaa sii socota. Codsiyada uma qalmaan xirayaasha

April Open Enrollment results available. Parents and guardians can check assignment on the student assignment form.

Juun 1-Agoosto 31
Ardayda iyo qoysaska waa la ogeysiinayaa haddii laga aqbalo liiska
sugitaanka dugsiga Qoysasku waxay haystaan 24 saacadood inay ku
aqbalaan meelaynta

June 1 – August 31 Non-resident Seattle applications accepted

June 1 Appeals accepted for the 2023-24 school year

Agoosto 31
Dhammaan ardayda waxaa lagu meeleeyay; liisaska sugitaanku waa

Ma jeceshahay in aad codsato dugsi kale?

Raac tilaabooyinka hoose:

  1. Buuxi foomka (Student Choice):
    • SPS Enrollment School Choice Webpage
    • John Stanford Center, 2445 3rd Ave. S. Seattle, WA 98134
  2. Dooro ilaa shan skuul adigoo tilmaamaya sida ey ukala horeeyaan (#1 = doorasho, #2 = labaad, iwm.)
  3. Waalidka ama masuulka ayaa saxeexaya foomka
  4. Dir foomka:
    • On The Source (parent portal) between Feb. 1 – March 30.
    • Email, scan ku samay ama sawir ka qaad ka dib u dir: schoolchoice@wuxizhite.com
    • Boosta: 2445 3rd Ave. S, Seattle, WA 98134
    • Gacanta ku gey: SPS Admissions Office, Mon-Fri 9 – 5 p.m. cinwaanka kor ku xusan
  5. Hel natiijada
    • Kindergarten iyo qoysaska kale oo cusub: Check your email or call 206-252-0760
    • Waan diiwaan gashanahay: Ka eeg The Source (the parent portal)

Racfaan: Is the result not the school you requested? Parents or guardians can submit an appeal.

Qaabka Meelaynta Doorashada loo Sameeyay

Haddii SPS ay hesho arjiyo ka badan kuraasta u bannaan dugsi gaar ah iyo darajo, tiebreakers ayaa loo isticmaalaa si loo go’aamiyo meelaynta iyo liiska sugitaanka.

-Isree reebka qiyaasiga ah kuraasta soo harta diiwaan gelinta ka dib ardayda: 1) Walaal 2) Bakhti yaanasiib

-Dugsiyada Doorashada ah: 1) Walaal 2) Zoonka Degaanka 3) Bakhti yaanasiib

Su’aalo? La xidhiidh Xafiiska Ogolaanshaha ee SPS: 206-252-0760 or admissions@wuxizhite.com

Codso shaqaale laba luqale ah oo ku hadla Amxaari, Carabi, Cantonese, Mandarin, Oromo, Soomaali, Spanish, and Vietnamese